
Ma doonaysaa inaad barato siriha guusha iyo suuqgeynta casriga ah ee beeraha? Jaamacadda Tima-Ade waxay kugu martiqaadaysaa Tababar BILAASH ah oo 2 maalmood ah, kaas oo ku saabsan Helitaanka Suuqa ee Beeralayda iyo Hal-abuurka Dhijitaalka ah. #TimaAdeUniversity #Agriculture #MarketAccess #Agronomy #Hargeisa #Somaliland #TababarBilaashAh